Kusoo dhawaada daawadayaal | Ka hel macluumaad ku saabsan naqshadeynta dhirta iyo beeraha | Japenese Garden of Peace ku yaala bariga magaalada London
Ee UK, la aasaasay inkabada 100 sano kahor, waxay muujineysa qorsheyn iyo hormar beereed ee casri eh oo ka soo fikrad qaadata dalka Japan.
#landscapeArchitecture
#park
